Faah faahino kasoo baxaya Qaraxii labaad ee ka dhacay magaalada Dhuuso Mareeb

Faah faahino ayaa kasoo baxaya Qarax kale oo goordhaw ka dhacay  magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug, waxaana qaraxan la sheegay in uu ahaa mid miino dhulka lagu aasay. Sida aan wararka ku helnay qaraxa miino ayaa ka dhacay agagaarka saldhiga booliiska magaalada Dhuuso Mareeb, walina lama soo sheegin khasaaro ka dhashay qaraxan labaad … Continue reading Faah faahino kasoo baxaya Qaraxii labaad ee ka dhacay magaalada Dhuuso Mareeb